Madaxweynaha puntland oo qaabilay Wafdi ka socday UNICEF

0
25

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garowe ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF oo ay hoggaaminayso Wakiilka Hay’adda ee Soomaaliya Marwo, Wafaa Saeed Abdelatef.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta mashaariicda Hay’addu ka waddo Puntland, xaaladda Abaarta iyo xoojinta xiriirka wadashaqeynta ee u dhexeeya Puntland iyo UNICEF.

Madaxweynaha waxaa Kulanka kala qayb-galay Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda, Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada iyo La-taliyayaal Madaxweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here