Dhageyso: Shir Wadareedka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta la soo gabagabeeynaayo+ Sawiro

0
46

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Axmed Jamac ayaa furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan Qaran iyo hayโ€™adaha kala duwan ee dowladda.

Kualnaka oo shalay furmay ayaa maanta loga hadlayaa hannaanka hab-maamuska,dib-u Eegista Dastuurka, amniga iyo xasillinta dalka,Cadaaladda iyo Garsoorka iyo qodoba kale.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo golaha wasiirrada u sharaxay marxaladihii uu soo maray dastuurka kmg ah, ayaa sheegay in xukuumadda laga rabo in muddo labo sano iyo bar gudahood ah ay ku dhameystirto Dastuurka, si afti dadweyne loogu qaado.

Shirka ayaana lagu wadaa in la soo geba gabeeyo,iyadoo hadalo ay ka jeedin doonaan Masuuliyin katirsan dowladda.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here