Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo u ololeeynta ee Samo ayaa warsaxaafaded ka soo saaray Muddo Kordhinta hay’adaha Xukuumadda iyo Baarlamaanka Dawlad goboleedka Jubland
Sidoo kale Xisbiga ayaa ka hadlay qaraxii Hotel Xayaat ee Magaalada Muqdisho iyaga oo Tacsi u diray dhamaan Ehelada Asxaabta iyo dadkii ku nafwaayay Qaraxaasi
Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka Xisbiga Samo:
Dhinaca Kale Gudoomuayaha Xisbiga Samo Ugaas Aweys Xuseen Huneero ayaa warysi uu siiyay Qaarka mid ah Idaacadaha ka hadlay Ujeedka Warsaxaafadeedka iyo Soo saareen iyo sababta ay uga soo horjeesteen Muddo kordhinta loo sameeyay Hay’adaha iyo Madaxweynaha Jubland
Halkaan Hoose ka dhageyso waraysiga Gudoomiye Aweys Xuseen Huneero Gudoomiyaha Xisbiga Samo: