Ra,wasaare Xamza oo Baladweyne u safray

0
41

Raโ€™iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhaw gaaray garoonka Ugaas khaliif ee magaalada Baladweyne.

Socdaalka raโ€™iisulwasaaraha ayaa salka ku haaya sidii uu ugu kuur gali lahaa xaaladda deeganada gobalka Hiiraan, abaarta iyo xaaladda dagaalada ah ee lagula jiro ururka alshabaab.

Raโ€™iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa magaalada Baladweyne ku soo dhaweyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here