Maxaa Looga Hadlay Kulanka Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ?- Ujeedo + Sawiro

0
29

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanaka Federaalka Soomaaliya , Sheekh Aadan Madoobe iyo labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka, kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Habdhowraha Golaha Shacabka iyo howlwadeennadda Guddiyada iyagoo mid mid u sharaxay shaqada baaxada leh ay u hayaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya .

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa shaqada Guddiga joogtada ah, Guddiyada Golaha Shacabka iyo diyaarinta shuruucda Golaha ee kalfadhiga labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here