Maxay ka wada hadleen Madaxda Gudiga Maamul Wanaaga Maaliyada ee ( FGC)?

0
36

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Elmi Maxamuud Nuur ayaa qaabilay madaxda Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee (FGC).

Wasiirka iyo madaxda guddiga maamul-wanaaga maaliyadda ee (FGC) ayaa yeeshay wada-hadal mira dhal ah oo ku saabsan dadaalada Dowladda ee dib-u-habeynta iyo isbadalka Maaliyadda.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa tilmaamay in wasaaradda Maaliyadda ay ka goโ€™an tahay hagaajinta maamulka wanaagsan, iyada oo loo marayo hannaanka (PFM) maamulka maaliyadda dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here