Alshabaab oo Qarxiyay Matoorada Ceelal ku yaala Degaano ka Tirsan Gobolka Galgaduud

0
24

Al-shabaab ayaa xalay qarxisay matoorada ceelasha biyaha, baraago iyo xarumo Isgaarsiin oo ku yaala Maarsamage iyo Cado kibir oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galguduud.

deegaanka ayaa sheegay  in aysan Jirin khasaare nafeed oo ka dhashay weerarka ay Al-shabab xalay ku qaadanDegaanadaasi.

Goobahaan ayaa waxaa ka jirtay biyo la’aan la xiriirta ceelasha oo ku yar iyo baaxadda abaaraha ayaa hada wajahaya dhibaato dhinacaNolosha ah.

17-kii bishii June ee 2022 ayay aheyd markii degmada Baxdo Al-shabaab looga dilay ugu yaraan 100 Rag ah , sida ay sheegeen masuuliyiinta Galmudug, kaddib markii dadka deegaanka iyo ciidamada Galmudug oo is garabsanaya ay ka hortageen weerar ay Al-shabaab ku soo qaadday Halkaas .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here