Dhageyso : Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka oo sheegay in loo Aargudayo Dadkii Alshabaab ay ku laayeen Gobolka Hiiraan

0
33

  Dowladda Fedaraalka ka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay Weerarkii Al-shabaab ay ku dileen 20 Qof ooMusaafur ahaa, islamarkaana ay ku gubeen gaadiidkii ay la socdeen oo ahaa oo gaarayay illaa 8 baabuur oo raashiin u siday degmada Maxaas iyo deegaano hoostaga.

Weerarkan oo Xalay ka dhacay deegaanka Afar irdood oo u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan ayay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ku sheegtay inuu yahay mid waxuushnimo ah.

Xildhibaan Daahir amniin jeesow oo kamid ah barlamanka Somalia sidoo kale kamid ah xildhibanada laga soo doortay Gobolka Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay dadka ay shabaab ay ku dileen Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here