Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax lala beegsaday Baabuur ay saarnaayeen dad shacab ah oo ka dhacay duleedka magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.
Dadka saarnaa Baabuurka ayaa ku sii jeeday deegaanka Afar irdoodka oo Al-shabaab ay ku dileen dad rayid ahaa, isla markaasna ku gubeen ilaa todoba gaari oo ay saarnaayeen la socdeen dad shacab ah.
Inta la Ogyahay Hal Qaof oo kamid ah Dadkii i saarna Baabuurka ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka iayadoo uu ku dhaawacmay Darawalkii Gaariga waday