Xildhibaan Hore Xuseen Xuseen Gaagaale oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa Cambaareeyay Xasuuqii Alshabaab ay u geysteen Dad shacab ahaa oo Gaadiid ay kala dageen
Mudane Xuseen Gaagaale ayaa Wax laga Xumaado ku tiulmaamay Ficilkaasi waxaana uu sheegay dhammaan Dadka la dilay ay haayeen shacab ahaa oo Hal degaan ka soo jeeda Waxaana uu ka codsaday dawlada Federaalka in ay gacan siiso Dadka shacabka ah ee la dagaal;amaya Alshabaab
Arintaan ayaa imaaneysa Xilli Alshabaab shalay ay dileen ilaa iyo 20 Ruux oo ahaa Dad shacab oo gaadiid ay kala dagaeen waxaana ay ku Eedeeyeen Dadkaas in ay ka tirsanaayeen Kooxaha Macawileeyda.