Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Dalka ku soo laabtay

0
31

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay afar cisho oo maagalada Johannesburg uga qeyb galay Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika ee Pan-African Parliament.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Adan Abdulle Osman (Aadan Cade) ku soo dhoweeyey qaar ka mid ah xildhibaannadda Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu Guddoomiyuhu uga mahadceliyey soo dhoweynta wanagsan ee loo sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here