Gudoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Gudi ay ku mideeysan yihiin Ganacsatada Dalka KoofurAfrika

0
21

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay guddi iskugu jira ganacsatada iyo guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeedย  ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Guddoomiyaha ayaa ganacsatada  Soomaaliyeed iyo Jaaliyadda ku nool dalkaasi  uga mahadceliyey kulankaan islamarkaana kula dardaarmay in isku xirnaan iyo midnimo muujiyaan.

โ€œRuntii farxad ayey ii tahay aniga iyo wafdigeyga in aan idinla kulano ganacsatada  ku nool magaladan Johannesburg ee Koofur Afrika, waxaan idinkula dardaarmayaa in aad muujisaan midnimo iyo wadajir iskuna gacan qabataan caawinta kiina dhibaataysanโ€ ayuu yiri guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

uddoomiyaha ayaa ganacsatada iyo guud ahaanba Soomaalida ku nool Dalka koonfur Africa kula dardaarmay in ay qayb ka noqdaan caawinta dadka ay saameeyeen abaaraha baahsan ee ka jira gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here