Maxay ka wada hadleen Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya & Hawlgalka Tayeeynta Midowga Yurub?

0
31

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP Somalia) ku qaabilay Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye,

Taliyaha iyo saraakiisaha ayaa  ka wada hadlay xoojinta wadashaqayn Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo EUCAP, si gaar ah horumarinta iyo tayaynta Ciidanka Daraawiishta ee Booliska Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here