Ra’iisal wasaare Xamza oo maantaDaahfuray shir looga hadlayo Kaalinta Haweenka ay ku leeyihiin Amniga iyo xasiloonida Dalka+ Sawiro

0
26

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.

Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay munaasabadda ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin nabadgelyada iyo amniga iyo gurmadka aabaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here