Waa Tuma Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Dalka UK?

0
30

Xogahayah Arimaha Dibadda ee Britain Liz Truss ayaa loo doortay inay noqoto Raโ€™iisul Wasaaraha cusub ee dalkaasi, iyada oo sidoo kale noqotay hoggaamiyaha xisbiga muxaafidka ee Conservative.

Truss ayaa ka adkaatay wasiirka maaliyadda Rishi Sunak kadib dhowr wareeg oo doorasho oo ay galeen musharrixiin kala duwan.

Liz Truss ayaa beddeli doonta Boris Johnson oo xilkaasi iska casilay bishii July kaidb fadeexooyin la xiriira sidii uu u maamulay xayiraadaha lasoo rogay xilligii cudurka Covid-19 uu heerka ugu sarreeya marayey dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here