Dhageyso: Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Tirada Dadka Soomaalida ah ee ay Abaarta ay saameeysay

0
25

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada  ay waddo Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku yeelatay abaartu.

Wasiirka ayaa sheegay in abaartani ay tahay tii ugu darnayd muddo 40 sanno ah,  taas oo saameysay dad gaaraya 6.9 milyan qof  oo u dhiganta 42% guud ahaan  dalka dadka ku dhaqan, isla markaana ay ka barakicisay deeganadoodii 894 kun oo qof, si ay u helaan biyo iyo baad, halka 1.5 milyan caruur ahi la ildaran yihiin nafaqo darro baโ€™an.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here