Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo hoostagta shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Bankiga Salaam ayaa waxay magaalada Muqdisho ka furtay mashuuc xirfad iyo shaqo loogu abuurayo ilaa iyo 1000 dhallinyaro ah oo la barayo kaxeynta mootada, cillad bixinteeda iyo isticmaalka Google maps-ka.
Dhallinyaradan ayaa markii ay tababarka dhameystaan waxay ka shaqeyn doonaan shirkad maxalli ah oo ka howlgasha Magaalada Muqdisho
Hay’adda Hormuud iyo Salaam Foundation ayaa ah laba shirkadood oo waaweyn oo wax badan taray shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya