Itoobiya oo dib u bilowday Tababarkii ay siin jirtay Ciidanka Daraawiishta Puntland

0
37

Dawladda Itoobiya ayaa dib u bilowday taageerada ay Puntland ka siin jirtay dhismaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, taas oo hakad ku jirtay sannadihii u dambeeyay.

Taageeradan oo isugu jirtay tababaro dalka iyo dibedda ah oo ay Dawlada Itoobiya Siineysay Ciidanka Puntland, ayaa la joojiyay kaddib markii uu talada Itoobiya la wareegay Raโ€™iisul Wasaare Abiy Ahmed Ali, kaas oo saaxiibo dhow ay noqdeen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Itoobiya ayaa Iminka u muuqata mid si dad baan Xiriir ula sameyneeyso dawlaadaa Goboleedyada qaar ee hoos dawlada Federaalka Soomaaliya Taas oo meel ka dhan ku ah sharafka iyo karaamada dawlada Curdunka ah ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here