Carruur ku dhaawacantay Miino kula Qaraxda Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari.

0
42

Wararka ka imaanaya deegaanka Laaso Dawaco ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in miino ay kula qaraxday labo wiil oo walaalo ah ay ku ciyaarayeen goobta ay kula qaraxday, waxaana hada lagu dabiibayaa Isbitaalka Degmadda Carmo.

Gudoomiyaha Laasa dawoco ayaa sheegay in xilliga miinada carruurtaas ay ku qarxeysay ay ku ciyaarayeen.

Degaano badan oo ka Tirsan Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanayay Qaraxyada Miinada ee ee waxyeelada ay ka soo gaareyso Dadka shacabka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here