Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Magaalada Marka ee xarunta Gobolka shabeelaha Hoose

0
37

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta ee Koonfur Galbeed Cabdullaahi Xaaji Xassan ayaa guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Marko oo ah Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaah gudaha Koonfur Galbeed ayaa lagu Magacabay Cusmaan Muuse Maxamed, kaas oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafoow oo qarax Ismiidaamin ahaa lagu dilay 27-kii Bisii July ee sanadkan 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here