Maxa ka soo baxay Shirka Wasiirka Maaliyada Soomaaliya & Golaha Dhaqaalaha qaranka?

0
39

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur  &  Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Marwo Raaxo Janaqow ayaa maanta shir la qaatay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

kulanka waxaa looga hadlay  la xiriira isbadalka dhaqaalaha iyo dadaalka Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiirka maaliyada  ayaa GolahaDhaqaalaha Qaranka  uga warbixiyey dhaqaalaha dalka isagoo sheegay in lagu talaabsaday isbedal horumarineed oo dhanka dhaqaalaha ah.

โ€œInta aan ku guda-jirno geeddi-socodka dib-u-habaynta Maaliyadda, waxaa muhiim ah in aan ka faaโ€™iidaysano aqoonta iyo qibradda dadkeenna aqoonta iyo fahanka u leh Horumarinta dhaqaalaha dalkaโ€, sidaasi waxaa golaha u sheegay Wasiirka Maaliyadda Dr. Elmi Maxamuud Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here