Ciidamada Dawlada Federaalka oo la wareegay degaano horleh oo ka Tirsan Gobolka Hiiraan

0
37

Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka oo weli howlgallo ka wada degaano katirsan Gobolka Hiiraan dhaafay Al-Shabab ah kala lawareegay deegaano badan oo ka Tirsan gobolka Hiiraan.

Ciidamada ayaa la wareegay degaannada kala ah  Xarar-lugoole iyo Fidow oo kuu yaala Xadka kala qaybiya gobolada  Hiiraan iyo shabeelaha Dhexe.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dawlada  Soomaaliya ayaa sheegay in howlgallada ay khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen Al-Shabaab, Isla markaana howlgallada ay sii wadi doonaan.

Maalmihii la soo Dhaafay degaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa Hawlgalo ka Wada Ciidamadda Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Dadka  Degaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here