Ciidanka xoogga ayaa gubay gaari Cabdile cruiser ah oo ay lahaayeen Alshabaab Islamarkaana ay uga tageen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan Sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka Danab.
Howlgalka ayay sidoo kale Ciidanka Danab ku dileen 11 Xubnood oo ka Tirsan Alshabaab Waa sida loo qoray qoraal ka soo baxay Xafiiska Danab.
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Gobollada ka wada howlgalloka dhan ah Al-shabaab.