Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha,Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.
Ergeyga oo dalka Canada ku tegey booqasho ‘ inta uu halkaa ku sugan yahay kulamo la qaadanaya madax ka tirsan dawlada Kanada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas.
Ergeyga ayaa kala hadli doono dawlada Canada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu sameeyeen, gacana looga siin lahaa dawlada Soomaaliya la dagalaanka Alshabaab.
