Xog-hayaha SJS Cabdalla Muumin oo Maalintii labaad Xabsi ku jira

0
50

Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa lagu xiray Muqdisho.

Cabdalla Muumin waxaa la sheegay in ay xireen ciidamo ka Tirsan NISA Kuwaas oo ka qabtay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho xilli uu halkaas ka dhoofi rabay.

Illaa Hadda lama Oga Sababta loo Xiray Xoghayaha SJS Cabaddalla Muumin.

shalay ayuu sheegay Cabddalla Muumin in ciidamo ka tirsan NISA ay soo weerareen Xafiiska uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.

Waxaa uu ka mid ahaa ururo kasoo horjeestay xadidaad ay dowladdu kusoo rogtay wararka Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here