Dawlada Soomaaliya oo Amar dul dhigtay Dadka la macaamiila Alshabaab

0
40

Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo fulineysa amarka dowladda ee ku aadan la dagaalanka Alshabaab ee dhinaca a dhaqaalaha ku amartay dhammaan ganacsatada in aan lala shaqeyn Karin, lala macaamili Karin, islamarkaana wax loo fududeyn Karin, wax dhaqaalo ah loogu yaboobi Karin, awaamiirtooda loo hoggaansami Karin Alshabaab .

Wasaaradda ganacsiga ayaa sheegtay in ciddii ku lug yeelata howlaha sare ku xusan laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqasa, Sidoo kale, wasaaradda waxay qaadeysaa tallaabooyinkan soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here