Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday Dr Xabeeb oo Mudooyinkii dambe Xanuunsanaa

0
39

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xaruntiisa ku booqday Dr. Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb) oo maalmahaan xanuun maskaxda ah la tacaalayay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Dr. Xabeeb ku amaanay dadaalka iyo juhdiga uu ku bixiyay in xaruntiisa uu ku daweeyo boqolaal soomaali ah oo xanuunka dhimirka la il-daran. Asigoona dhinaca kale xusay in uu gacan ka geysan doonno sidii uu Dr. Xabeeb u heli lahaa daryeel caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here