Maxay ka wada hadleen Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya & Madaxweyne ku Xigeenka Dalka Uganda?

0
33

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Bahir Dar ee shirku ka socdo Madaxweyne Ku Xigeenka Uganda, Jessica Alupo.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here