Xaalada Nafaqo Malaayiin Caruur Soomaali ah oo laga deeyrinayo

0
55

Hey’adaha caalamiga ah gargaarkaka shaqeeya ayaa sheegay warbixin ay sii daayeen in heerka nafaqa-darrida caruurta uu meel xun marayo Soomaaliya.

Warbixintan ayey hey’aduhu ku sheegeen in caruurta ay qoysaskoodu abaarta iyo colaaddu soo barakaciyeen ee bartamaha Soomaaliya ay aad u liitaan.

Hase’ ahaatee , Malaayiin Caruur Soomaali ah oo ku nool qaybo badan oo ka Tirsan Gobolada Soomaaliya ayaa la liita xaalad nafaqo xumo iyo cuno yari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here