Madaxweynaha (KGS) oo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga kala hadli Xoojinta Hawlgalada ka dhanka Alshabaab

0
52

Madaxweynaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo Safar shaqo ku jooga Baydhabo.

Kulanka Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga iyo Taliyaha Xooga Dalka waxaa looga Hadlay Xoojinta Howlgalada lagu ka dhankla ah Al-shabaab iyo sidii looga saari lahaa guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here