Maraykanka oo Xayiraad ku soo rogay Xubno ka Tirsan Alshabaab

0
52

Dawladda Maraykanka ayaa in ka badan 10 xubnood oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab iyo taliyayaashooda kusoo rogtay xayiraad. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in shakhsiyaadkaasi ay ka tirsan yihiin shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay.

Shaqsiyaadka xayiraadaha lagu soo rogay waxaa ka mid ah Cabdullahi Jeeri (Jeeri) oo ah madaxa Al-Shabaab ee keenista hubka, isaga oo Alshabaab hubka uga soo iibiya gudaha dalka iyo dibedda, gaar ahaan dalka Yemen’ Khalif Adale oo Al-Shabaab u qaabilsan lacag kasoo ururinta Hay’adaha aan dowliga aheyn ee NGO-yada, iyo Xasan Afgooye oo horey Marayanku $5 milyan u dul dhigay madaxiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here