Wararkii Ugu dambeeyay Hawlgalada ka socda Gobolka shabeelada Dhexe

0
57

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya ay Howlgallo ka dhan ah A-Shabaab waxaa ay ka wadaan degaano ika tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe, iyaga oo la wareegay degaano horleh oo ka Tirsan Gobolkaasi.

Howlgalkii ugu dambeeyay ee uu hoggaaminayay Korneyl Cismaan Xaadoole oo ka Tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ciidamadu waxaa ay kula wareegeen degaano kuyaalla Bariga degmada Balcad, kuwaas oo kala ah, Jamceeco Misra, Maqdis, Baardheere, Gaashaanle, Tugaareey, Jameeco iyo Tulooyin kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here