Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay degaano ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
46

Wararka ka imanaya Gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya Ciidanka xoogga dalka ay la wareegeen   tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey oo dhammaantood ku yaala inta u dhaxeysa magaalada Jowhar iyo degmada Raageceele ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Deegaanadaan ayaa ahaa kuwo ay maamulayeen Alshabaab waxaana howlgalka lagu qabtay qayb ka yahay howlgalada leey sugu  furayo degmooyinka Gobalka shabeelaha Dhexe sidoo kalan Argagixisada looga ciribtirayo dalka oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here