Ciidamada Xoogga Dalka oo la Wareegay Degaanka Masaajid Cali Guduud oo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
232

Ciidamada Dawlada Federaalka ayaa maanta la Wareegay deegaanada Masaajid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay Al-shabaab muddo sanado ah ka Talinaayeen

Afhayeenka Madadaxtooyda maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro yaa xaqiijiyay in ciidamada xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Masaajid Cali Guduud iyo deegaanado oo Alshabaab oo ku sugnaayeen.

Wuxuu sheegay in ciidamada hadda ku sugan yihiin gudaha deegaanka, amnigana uu yahay mid sugan oo ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here