Maxaa ka soo baxay Kalfadhiga 38aad ee Wasiirada Cadaaladda Ururka Jaamacadda Carabta ?

0
66

Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray Qodobo muhiim ah.

Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Macallin Maxamuud ayaa go’aanada la isla qaatay ku tilmaamay “ kuwa kusoo aaday xilligii loo baahnaa oo shacabka dawlada Soomaaliya usoo jeesteen Wax ka qabashada Weerarada Alshabaab ay ka geystaan Soomaaliya

Dawladaha ku Midoobay Ururka Jaamacada carabta ayaa iska kaashan doona dhismaha hay’adaha iyo shuruucda muhiimka u ah la dagaalanka argagixisada iyo dambiyada abaabulan kuwaas oo Soomaaliya ka caawina doona talaabooyinka looga hortagayo dambiyada isaga talaaba wadamada iyo qaaradaha”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here