Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u dilay Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji.

0
71

Maxkama dda Ciidamada ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Alle ha u naxariistee Cabaas Cabdullahi Siraaji.

Bishii May 2017,ayaa maxkamaddu ku ridday xukunka toogashada saaka ayaana lagu fuliyay.

Marxuum wasiir Cabaas ayaa 3-dii bishii May ee sanadkii 2017, u dhintay rasaas ay fureen ilaalada hanti-dhowrkii guud ee xilka laga qaaday Dr. Nuur Faarax Jimcaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here