Alshabaab oo Weerar ku qaaday Hotel Ku yaala Magaalada Kismaayo

0
35

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar lala beegsaday hotel ku yaalla magaalada, waxaana weerarkan sheegtay mas’uuliyaddiisaAl-Shabaab.

Weerarkan ayaa la sheegay inuu ku bilowday qarax, kadibna rasaas la maqlay.

Goobjooge ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in weerarka lala beegsaday hoteelka Tawakal oo ku yalala waddada aadda dekedda magaalada Kismaayo.

Mana jiro illaa hadda Wax khasaare ah oo laga soo sheegay halka uu weerarka ka dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here