Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hawlo kormeer ah ku tagay Xarunta Gaadiidka Dab Damiska ee Gobolka Banaadir+ Sawiro

0
30

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Dab-damiska, Gaadiidka iyo Soolarka ee Dowladda Hoose Xamar, si uu ugu kuurgalo Howlaha shaqo ee loo haayo Bulshada ku dhaqan Caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa howlwadeena Dab-damiska, Gaadiidka iyo Soolarka ka dhageystay howl maalmeedyada iyo caqabadaha shaqo, Asigoona kula dardaarmay in ay sii laba jibaaraan howlaha adag oo ay u haayaan Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here