Gaashaanle Sare Cumar Cabdulle Jacfaan oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kana Tirsan Guutada 12ka Apriil ‘ayaa ka hadlay Hawlgalada ka socda Gobolada Hiiraan Galgaduud & Shabeelaha Dhexe ee ka dhanka ah Alshabaab
Sarkaal ayaa sheegay in Dagaalada looga soo horjeedo Alshabaab ee ka socda gobolada Dalka ay yihiin kuwa hormar laga gaaray isalamarkaana Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Degaanku ay dawlada Soomaaliya ku gacan siineyso in ay la wareegaan deaaganada Alshabaab ay ka Taliyaan.
Mar wax laga weydiiyay dhibaatada Dadka shacabka ah ka soo gaari kartaa dagaalka & Cida qaadeysa Mas’uuliyada Dhibaatada Dadka shacabka ka soo gaari karta dagaalkaas ayaa waxaa uu sheegay in Dadka shacabka markooda hore ay dhibaateysnaayeen lagana saarayo dhibaatada waa sida uu hadalka u dhigayee.
Halkaan Hoose ka Dhageyso waraysiga Gaashaanle Sare Cumar Cabdulle Jacfaan: