Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukun dil ku Fulisay 2 Ruux oo hore dil ugu xukunaa

0
34

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunkii dilka ahaa ee horay ugu dhacay waxay ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar oo ka tirsanaa sida la sheegay Alshabaab laguna helay dembiyo dil ah oo Muqdisho ay ka geysteen.

Magacyada Axmed & Qoono ayay Caan ku ahaayeen, waxaana ay argagixisada ka tirsanaayeen ilaa 2014kii, balse ugu dambeyn Maanta la toogtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here