Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay Aroortii hore xukun dil toogasho ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Kooxda Daacish
Labadan Eedeeysane oo lagu kala Magacaabi jiray Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax, ayaa lagu helay dilal ay ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso.