Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo markii Ugu horreysay Gole Degaan loo sameynaayo

0
33

Qaar ka mid ah Dadweynaha ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay noqoneyso markii ugu horreysay ee Magaalada Dhuusamareeb ay yeelato golle deegaan.

Ergo dhan 5-xubnood ayaa kala dooran doonta kursi walba oo gollaha kamid ah, waxaana kursigiiba ku tartamaya labo xubnood.

Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa dhawaan sheegtay inĀ  Dhuusamareeb ay tahay degmadii Shanaad ee golle deegaan loo dhisayo, waxaana hore Gole degaan lagu guuleystay in loo sameeyo Degmooyinka ‘ Gaalkacyo, Cadaado, Balanballe iyo Caabudwaaq oo howsheedu dhamaad ku dhowdahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here