Home WARARKA Akhriso Magacyada Golaha wasiirada Cusub ee  Puntland

Akhriso Magacyada Golaha wasiirada Cusub ee  Puntland

43
0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray Liiska Cusub ee Golaha wasiirada Puntland

Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa ka ballaaran kii hore iyadoo lagu soo kordhiyay wasaarado cusub kadib markii la kala qaaday Wasaaradaha qaarkood.

Sidoo kale Waxaa jira shakhsiyaad hore uga tirsanaa Xukuumaddii mudda xileedkii hore ee Madaxweyne Deni oo mar kale ku jira Golaha Wasiirada cusub.

Wasiiradaha Puntland ee la magacaabay ayaa ka kooban 21 wasaaradood

Halkaan Hoose ka Akhriso :

Wasaaradda Caddaaladda Maxamed C/wahaab Axmed

Wsaaradda Amniga iyo DDR Ibraahim Cartan Ismaaciil Xaaji Bakiin

Wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdi Faarxa Juxa

Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Faarax Maxamuud

Wasaaradda Qorsheynta Daa’uud Maxamed Cumar

Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Axmed(Adeer)

Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamca Qorsheel

Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac

Wasaaradda Dekadaha Shaakir Maxamed Guuleed

Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuur

Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali

Wasaaradda Warfaafinta Maxamuud Ceydiid Dirir

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid

Wasaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelada Cimilada Maxamed C/raxmaan Faroole

Wsaaradda Kaluumaysiga C/risaaq C/llaahi Xagaa

Wasaardda Shaqada iyo Arimaha Bulshada C/raxmaan Axmed Cabdulle

Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Cusmaan

Wasaaradda Gargaarka Ubax C/rashiid Maxamed Xirsi

Wasaaradda Beeraha Maxamed C/qaadir Saalax

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here