Home CIYAARAHA Arsenal Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarisay Aaron Ramsdale – ...

Arsenal Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarisay Aaron Ramsdale – ...

36
0

[ad_1]

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay heshiis cusub oo wakhti fog ah ka saxiixatay Goolhayaha 1-aad ee kooxda Aaron Ramsdale kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda.
Aaron Ramsdale oo Arsenal kaga soo biiray Sheffield United xagaagii hore ayaa wacdaro ka dhigay kooxda Arsenal waxana uu noqday dookha 1-aad ee kooxda xilli ciyaareedkan.
Goolhayaha 25 jirka ah ayaa kooxda u ciyaaray 36 kulan oo premier League ah waxana uu ka caawiyay in ay u tartanto Premier League.
Qaab ciyaareedkiisa ayaa Arsenal ku qanciyay in ay heshiisk cusub ka saxiixdaan iyada oo kooxdu doonaysa in ay sii haysato xiddiga.
Xiddiga Aaron Ramsdale ayaa qalinka ku duugay heshiis ilaa xagaaga 2028 ah si uu kooxda u sii joogo 5-ta sano ee soo socota.

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here