toosbox cable
Home Authors Posts by dalkafm_7yh6a0

dalkafm_7yh6a0

88 POSTS 0 COMMENTS

Puntland: Booliiska oo gacanta ku dhigay Koox katirsan Daacish

0
Booliska Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ajnabi ah oo ka tirsan hugaamiyeyaasha ISIS ee Soomaaliya ku...

Shabeellaha Hoose: Howlgallo lagu Burburiyay Maxaakiimta Shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan cutubyo ka tirsan guutada Cumar binu-khadaab oo kaashanaya ciidanka booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Kala Sixiixday Heshiis Lagu Tayeynayo Ciidanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha...

Mareykanka oo faah-faahin cusub kasoo saaray duqeynta JILIB

0
Muqdisho (Caasimad Online) – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa faah-faahin...

Supercomputer Oo Saadaaliyay Sida Uu Ku Dhamaan Doono Kala Saraynta Horyaalka...

0
Xilli ciyaareedka premier League 2022/2023 ayaa dhamaad ku dhaw iyada oo ay kaliya kulamo yar ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedkan. Laakiin waxa durba la...

Madaxweynaha Ukraine oo safar lama filaan ah ku tegay Sacuudi Carabiya

0
Jeddah (Caasimada Online) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Jimcaha maanta...

Mikel Arteta Oo Ka Hadlay Wararka Ku Saabsan Mustaqbalka Xhaka, Maxa...

0
Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaan meesha ka saarin bixitaanka xiddigiisa reer Switzerland ee Granit Xhaka marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga. Heshiiska...

Garaad Jaamac oo shaaciyay tallaabo culus oo ciidankoodu qaadayo kadib dhawaaqii...

0
Laascaanood (Caasimada Online) – Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka...

Lionel Messi Oo Dalab 1 Bilyan Ah Miiska Loo Saaray Xilli...

0
Lionel Messi ayaa loo soo bandhigay heshiis ku kacaya 1 bilyan o euro sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain iyadoo Barcelona ay...

Xasan oo ka mahad-celiyay dal aan la fileyn oo 67% ka...

0
Jeddah (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh...

Xiisada Dab damiska oo xal laga gaaray  iyo Madaxweyne Qoor Qoor...

0
Madaxweynaha   Dawlad  goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa soo farageliyay Xiisadii ka taagneeyd  Xaafada Dab damiska  maanta oo sabti ah ay ku...