toosbox cable
Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

403 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Abaalmarin gudoonsiiyay  Orod yahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirigalinaya Halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000...

Maxay kawada hadleen  Ra’iisal Xamse iyo Xubnaha Ururka  EAC ?

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Jubada Hoose

0
Warar  dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Agagaarka  jiinka wabiga Jubba degmada Jamaame ee gobolka jubada Hoose ay ka sameeyeen ciidanka Kumaandoska...

Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo maanta guda gashay dhaggeysiga Kiiska Sayid Cali

0
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga dacwadda culus ee loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa’uud oo horay Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Soomaaliland oo ka carootay warka ka soo baxay G7

0
Wasaaradda arrimaha Dibadda Maamulka Somaliland war  ay soo saartay ayey ku sheegeen in ay ka careysan yihiin hadalka kasoo yeeray wasiiradda arrimaha dibadda ee...

Daacish oo sheegtay in ay dishay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan

0
Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku qaadeen xarumaha  ay ku leeyihiin Alshabaab ee gudaha Soomaaliya, ayna ku dileen in ka badan...

Duqa Muqsosho oo war ka soo saaray Guryaha burbursan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay kulan Wacyigelin Bulsho iyo dar-dargelinta Amniga oo lagu qabtay...

Dalalka Turkiga iyo Masar oo ka shiray Xaalada Soomaaliya

0
Madaxweyne Erdoğan waxa uu y Kulan Khaas ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Sameh Shoukry iyo Wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho...

Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay Qodobada ka soo baxay shirka G7...

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya, waxa ay soo dhowaynaysaa war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay Jasiiradda Capri ee dalka...

Shir looga hadlayay Adkeynta Amniga oo Muqdisho ka dhacay

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho. Shirka waxaa ka...

Taliska Ciidanka Booliska oo soo xiray Eedeysane Yaxye Xasan Maxamed

0
Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Hodan ayaa maanta soo xiray eedeysane lagu magacaabo Yaxye Xasan Maxamed, kaas oo ku eedeysan...