toosbox cable
Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

222 POSTS 0 COMMENTS

Taliska ATMIS iyo Dawlada Soomaaliya oo ka wada hadlay la dagaalanka...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire...

Xiisada Dab damiska oo xal laga gaaray  iyo Madaxweyne Qoor Qoor...

0
Madaxweynaha   Dawlad  goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa soo farageliyay Xiisadii ka taagneeyd  Xaafada Dab damiska  maanta oo sabti ah ay ku...

Al-Shabaab   oo lagu  Eedeeyay inay hurinayaan  colaad degmada Diinsoor ee gobolka...

0
Mas’uuliyiin katirsan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo uu ugu horreeyo Wasiirka wasaaradda amniga Maamulkaas ayaa kormeer ku tegay Goobaha ay isku hor-fadhiyaan labadii maleeshiyo...

   Turkiga oo ka hadlay  xiliiga Soomaaliya shidaal qodista ay ka...

0
Dawladda Turkiga ayaa markii u horreysay muddeysay xilliga ay billaabayso qodiska shidaalka Soomaaliya , kaddib heshiis ay labada dal gaareen bilowgii bishii saddexaad ee...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo dib loo dhigay

0
Dolwadda Soomaaliya ayaa dib u dhigtay shirkii Golaha Wadatshiga Qaran ee lagu waday in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho . Hadal qoraal ah oo...

 Baaq loo jeediyay Beelaha ku  dagaalamaya degmada  Qoryooleey

0
Madasha Samata bixinta KGS ayaa  soo saaray bayaan ay baaq ugu jeedinayaan  Beelaha ku dagaalamaya degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelada Hoose. Bayaanka ayaa u qornaa...

Dhageyso : Siyaasiyiin  Mucaarad ah oo wada qorshe lagu duminayo Dawlada...

0
Siyaasiga   C/laahi Axmed Maxamed C/laahi  Dheere ayaa  Cambaareeyay Xildhibaano  iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah oo shir uu uga socdo Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya. Siyaasi...

Roobbab ka da’ay Khaliijka oo Dad ay ku dhinteen

0
Roobbab xoog leh oo ka da’ay wadamada Khaliijka ayaa sababbay soo rogmadashada daaddad aan horey loo arag, kuwaas oo galaaftay nolosha 20 qof ,keentayna...

Xiisad  dagaal oo ka ka taagan gobolka Sool

0
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed oo uu weheliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo,  xubno ka tirsan labada Gole ee Dawladda, Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta ayaa caawo kulan...

Maxaa  ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ?

0
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya. Heshiisyada...

Maxay kawada hadleen  Ra’iisal Xamse iyo Xubnaha Ururka  EAC ?

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...