toosbox cable
Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

222 POSTS 0 COMMENTS

Shirka ka socda dalka Marayknka iyo  Wafdi Soomaali ah oo ka...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka,...

Dagaal ka dhacay degmada Qoryooleey rr gobolka shabeelada Hoose

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ka socda degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelada Hoose. Dagaal ayaa u dhexeya laba Maleeshiyo Beeleed oo wada...

Wafdi ka socda Dawlada Soomaaliya   oo shir dalka Maraykabka uga qayb...

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington DC ayaa halkaasi kaga qeybgalaya Shirka arrimaha Maaliyadda iyo Deyn Cafinta...

Wasiirka Cusub Armaha Gudaha iyo Wasiirkii hore  oo xillaka loo kala...

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Saraakiil Turki ah oo soo gaaray Muqdisho

0
Saraakiil katirsan booliiska dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya. Masuuliyiintaan Ka...

Dhageyso:  Maamulka degmada Xawaadley  oo ka war bixiyay Fatahaad uu Webiga...

0
Wararka ka imaanaya degmada Xawaadleey rr gobolka shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in  khasaare uu ka dhashay Roob saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degmadaasi. Roobka...

Maxay Tahay Dacwada SJS ay u gudbisay Xeer Ilaalinta Soomaaliya ?

0
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) oo adeegsanaya sharci yaqaanno caalami ah ayaa bishii Sebtembar 2023 gudbiyay dacwad heer caalami ah oo ka dhan ah saraakiil...

Wasiirka Cusub ee Amniga Soomaaliya oo xilka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Salah Jamaamac, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheikh Ismaaciil...

Noocyada Darooniska iyo Gantaalladii lagu duqeeyey Israel oo la shaaciyey

0
Warbaahinta Maxaliga ee dalka Iran ayaa sheegay inay Duqeymahaasi u adeegsadeen Diyaaradaha Darooniska ee Kamikaze iyo dhowr nooc ee Gantaallada Balaastikada ee Ridada Dheer...

Markabka  MV Abdullah iyo shaqaalihii saarnaa oo la sii daayay

0
shalay oo Axad ahayd ayey Burcad-baddeed Soomaali ah waxay sii daayeen Markab Xamuul oo laga leeyahay dalka Bangladesh iyo Badmaaxiintii la socotay. Mid ka mid...

Maxay kawada hadleen  Ra’iisal Xamse iyo Xubnaha Ururka  EAC ?

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...