Home WARARKA Bisha Ramadaan oo laga arkay dalka Sacuudiga

Bisha Ramadaan oo laga arkay dalka Sacuudiga

44
0

Dawlada Sacuudi Carabiya ayaa Caawa ku dhawaaqday in maalinta berri oo isniin ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Dawlada Sacuudi Carabiya ugu hambalyeeysay dhammaan dadka muslimiinta caalamka dhalashada bisha Ramadaan. Masaaajidyada ku yaalla dalka Sacuudiga ayaa caawa laga tukanayaa salaada taraaxwiida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here