Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa xiray eedeysane Ashraf Cali Nuur Sahal 24 jir kuna eedeysan Anshax-daro.
War kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay inay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed u taagan yihiin fal-kasta oo wax u dhibaya dhaqankeena suuban iyo diinteena sharafta leh.
Ashraf ayaa Caan ka ah Baraha Bulshada gaar ahaan Aalada Tiktok, isaga oo kusoo bandhigi jiray muuqaalo uu tegayay Hotelo qurux badan